Bollywoodka waxaa kudhexjiraan atoorayaal badan kuwaaso jir dhiska ku dadaalan sido kalena had iyo jeer ka fikiraan caafimaadkooda jimicsigoodana badan yahay waana sababta muuqaalkoda inta badan soo jiidasho u leeyahay.
sidoo kale waxaa jiraa dhawr aktar kuwaaso lagu tilmaamo aktarada ugu jirka dhisan xiligan waxaana liiskan hore ugu jireen aktaro sida shah rukh khan oo kale laakiin hadda ka baxayn
fadlan hoos ka daawo sawirada 10 Aktar ugu jirka dhisan xiligan bollywoodka
Hrithik roshan

Shahid kapoor

Varun dhawan

Tiger shroff

Ranveer singh

Salman khan

John abraham

Vidyut jamwal

Siddhart malhotra

Sonu sood
