Waxaa jiraan atiriishooyin badan oo ceeb iyo fade3xo dhexda ka galeej balse 10-ka aan soo qaadanay waa kuwa ugu daran waqtigaan baraha bulshada aad loogu hadal hayo marnaba lama ilaawi karo sida atiriishooyinka loo fadeexestay.

Intooda badan muuqaalo been abuur ah ayaa laga faafiyay oo iyaga ahen balse dad u ek sidaa isku qaawiyeen waxaana lagaaga dhigaa inee iyaga yihiin balse markii gadaal dambe laga baaray waxaa la ogaaday xaqiiq ahaan in aysan iyaga ahen.

Tusaale ahaan Preity Zinta ayaa la sheegay in laga duubay muuqaal iyadoo qubeysaneysa mana ahan iyada si lamid ah Hansika Motwani iyadoo qubeysaneysa ayaa muuqaal laga duubay la sheegay balse labadan atiriisho waa laga been abuurtay maba ahn ee dumar kale.

Dhanka kale Sonakshi Sinha iyo Mallika Sherwat waxaa laga dhigay gabdho sameyaan aflaam anshac xumo dumar iyafa u ek oo aflaamtaas sameyaan inta muuqaal laga soo duubay ayaa iyaga laga dhigay.

Bal hoos ka daawo atiriishooyinka kale ee sidan loo nabay ama looga been abuurtay:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here