Bollywoodka waxaa soo mareen atiriisgooyin badan oo tusaalo u noqon karaan dumar badan daafaha caalamka ku nool kuwaaso dhib ka heesto dhanaa iyo miisaanka culus iyo cayil fara badan.

Hader waxaa ugu caansan Bollywoodka 10 atiriisho oo miisaankooda xad dhaaf ahaa markii hore balse markii dambe si weyn u dadaaleen wax badana iska dhimeen hilibkii faraha badnaa.

Saacan lama aqoonsadeen shaashadna ma hor imaan laheen hadii atiriishooyinkan juhdi badan iyo dadaal badan aysan galin laheen sidee isku caateyn lahaayen ugu dambeyna hadafkooda wey ku guulesteen.

Atiriishooyinkan aan soo bandhigeyno waxaa kamid ah Sonakshi Sinha, Aishwarya Rai, Sonam Kapoor, Alia Bhatt xitaa Sara Ali Khan kahor Bollywoodka habar ayaa la moodi jiray maantana waa mida ugu dhalaalka badan. Hoos ka daawo muuqaal la isugu keenay dhamaan atiriishooyinkan 10-ka ah…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here