Atiriishooyinka Bollywoodka maanta kuwa jiraan waa kuwa Fashion ku waashteen halka kuwii hore labiskooda iska dhex-dhexaad ahaa laakiin maanta waxaad arkeysaa atiriisho dhan oo qaawan jirkeeda intiisa badan waxyar oo u qarosoon mooyee.

Wey jireen atiriishooyin reer galbeedka oo kale labis gaa-gaaban qaadan jiree sida Karisma Kapoor, Kareena Kapoor, Shilpa Shetty, Preitt Zinta iyo kuwa kale oo badan balse inta badan labiska hinduuga ayee xiran jireen.

Si qaas ah bari samaadkii kuwii ahaa ilaa bilawgii 90-maadkii xitaa heesaha ay jili jireen markaa dib u eegto waad ka fahmi kartaa arinkaa waliba marka dumar badan heeska kasoo muuqanayaan ama atiriishada gadaasheeda ka ciyaarayaan.

Waxaana ugu wacan arinkaa Fashionka oo sanadba sanadka ka dambeya sii halaawaayo iyo reer galbeedka oo lagu dayanaayo hadaba maqaalkan waxaan kusoo bandhigeynaa 10 jeer atiriishooyinka Bollywoodka fagaaraha dhar qaawani ka muuqata la yimaadeen.

Hoos kaga bogo liiska magacyada atiriishooyinkan 10-ka ah:

Disha Patani

Sonam Kapoor

Nia Sharma

Malaika Arora

Esha Gupta

Sunny Leone

Malaika Sharwat

Priyanka Chopra

Kangana Ranaut

Urvashi Rautela

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here