Shirkada Bollywood-ka haatan waxay ku jirtaa waqti wanaagsan marka loo fiiriyo in filimka Tanhaji sanadkan Blockbuster noqday ayadoo wax walbo bilaaw yihiin sidoo kalena sanadkii hore mashaariic waa weyn ayaa guulo lixaad leh gaareen oo xidigaha fanka Hindiya ugu awooda badan hogaamiyaal ka ahaayeen.

Haddaba aqristayaasha qiimaha badan waxaan idiin heynaa warbixin kooban oo ka hadleyso 9-ka atoore xiligan ugu awooda badan Bollywood-ka sidoo kalena lagu tilmaamo kuwao aflaanta dadka ka gadi karaan mashaariicda u diyaarsan, kuwa ay saxiixdeen ama kuwa lagu wado inay saxiixdaan waxayna aflaan soo bixi doonaan 36-bilod nagu soo fool leh ama kasii gadaale:

Aamir Khan aflaantiisa:

Laal Singh Chaddha – Christmas 2020

vikram vedha remake

mogul

Salman Khan aflaantiisa:

radhe – Eid 2020

kabhie eid kabhie diwali – Eid 2021

kick 2 – Christmas 2021

sooraj barjatya’s next

SRK aflaantiisa:

Raj Kumar Hirani next

mr india 2

yrf-siddharth anand action drama

Atlee next

Raj and Dk next

Akshay Kumar aflaantiisa:

sooryavanshi – 25 Mar 2020

laxmi bomb – Eid 2020

prithviraj – Diwali 2020

bachchan pandey – 22 Jan 2021

atrangi re 14 Feb 2021

bell bottom 21 Apr 2021

yrf-shiv rawail action drama

Hera Pheri 3

Ajay Devgn aflaantiisa:

sooryavanshi (muuqaal marti ah) 25 Mar 2020

bhuj – 14 Aug 2020

Gangubai (muuqaal marti ah la fidiyay) 11 Sep 2020

maidaan – 12 Dec 2020

RRR – 8 Jan 2021

golmaal 5

chanakya part 1 and 2

Ranveer Singh aflaantiisa:

83 – 10 April 2020

jayeshbhai jordaar – 2020

Takht – Christmas 2021

mr india 2

baiju bawra

yrf action drama

Ranbir Kapoor aflaantiisa:

shamshera 30 July 2020

brahmastra 4 Dec 2020

luv ranjan next with shraddha Christmas 2021

Hrithik Roshan aflaantiisa:

Krrish 4 – Christmas 2021

Kaithi Remake – 2021

Tiger Shroff aflaantiisa:

Baaghi 3 – 3 Maarso 2020

Rambo Remake – 2 Oct 2020

Varun Dhawan aflaantiisa:

Coolie No. 1 Remake – 1 May 220

Mr. Leela – 1 Jan 2021

Rannbhoomi – 2021

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here