habeen wacan akhristayaasheena qiimaha sida la wada socono dadka waxa ay u kala qayb-samaan labo qaybood oo kala ah nin iyo naag oo ah xaga jinsiga laakiin waxaa jira oo la xaqiijiyay dad u dhaxeeya labada jinsiyad taaso ah inay mid walba ay ka haystaan qayb taaso ay tahay dhacdo gaar ah

laakiin waxan maanta ku hayaa qaar ka mid ah gabdhaha model kuwaaso markii hore ku dhashayn iyagoo ah nin laakiin doortay inay noqdaan dumar taaso hadad aragto muuqaalkooda uu yahay mid aad u qurux badan taaso aadan aaminayn haddii ay ku hor yimaadaan inay rag yihiin

Claudia charriez

claudia waxa ay sanadkii 2006 ka qayb gashay tartanka Americans next top model iyadoo usoo gudubtay wareega afar dhamaadka laakiin tartanka waa laga saaray ka dib markii la ogaaday inay jinsiyadeedu aysan ahayn mid dumarka

Leat

leat waxa ay dhalashadeeda tahay dalka brazil laakiin waxa ay kusoo kortay dalka italy iyada wa gabar dharka xayeesiisa  waxaa ay qaliin isku sameeyay sanadkii 2012 madaama uusan is lahayn muuqaalkeeda iyo dareenkeeda

Kim Petras

kim waa gabar qorta heesaha weliba heesaha popk waxa ayna u dhalatay dalka Germany
kim waxa ay doonaysay inay gabar noqoto madaama waalidkayd ay arkayn iyadoo mar walba xiranaysa dharka dumarka maadaama ay waalidka ogaadeen inay tahay wiil marna sirtaas cid kale uma aysan sheegin

Jenna talackova

jenna waxa ay u dhalatay dalka canada waxa ayna qaliin dhanka dareenka isku sameesay sanadkii 2007 iyadoo xilligaas ahayd model waxaana arrinkeeda la ogaaday markii ay ku guuleysatay gabadha ugu quruxda badan dalka canada ka dibna waxaa la ogaaday inay tahay nin taaso dacwad ay kasoo soo gudbiyeen maamulka tartankaas laakiin ugu dambayn iyada ayaa kiiskaas ku guuleysatay

Andreja pejic

gabadhan waxaay u dhalatay dalka australia  andrej markii hore waxa ay ahayd raga dalkaas ugu haystay dhanka modelka ka dib laakiin marka 25 sano jirsatay waxa ay go’aan ku gaartay inay iska dhigto dumar taaso hadda ay tartan walba kaga qayb-gasho iyadoo naag ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here