Dunida waxaa jira shaqooyin badan kuwaaso dadka ay ku shaqaystaan xirafadooda iyo kartidooda taaso qofka ka dhigaysa mid uu gaaro hadafkiisa Sida heesaaga kuwaaso ka mid kuwa loogu jecel yahay dunida gaar ahaan fanaanada dalka America kuwaaso no.1 ka ah caalamka.

maadaama laga dhagaysto adduunka oo dhan waxaana midaas kaalinta u hayaan dhanka haweenka ama fanaanada dumarka ah Haddaba maanta waxaan ku haya 10 fanaan ee dumarka kuwaaso loogu daawasho badan yahay barta You Tubeka.

iyadoo ay kaalinta kowaad ku jirto gabadha la wada jecel yahay Ketty Perry sidoo liiskan waxaa kusoo baxay heesayaal caan ah sida Rihanna , Shakira , Ariana Grande iyo kuwa kale oo badan Most viewed female artists of all time:

1. Katy Perry (18Billion )

2. Taylor Swift (16.9Billion )

3. Shakira (16.1Billion)

4. Rihanna (14.1Billion)

5. Ariana Grande (12.8Billion)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here