Home » Wararka Maanta » 10 Filim Kuwaaso Muhiim U Ah Inay Daawadaan Dadka Maskaxda Aysan Fiicnayn Tahay

10 Filim Kuwaaso Muhiim U Ah Inay Daawadaan Dadka Maskaxda Aysan Fiicnayn Tahay


maalin wacan akhristayaasheena qiimaha badan bollywoodka waxa ay sameeyaan aflaamo badan kuwaaso mid walba uu leeyahay sheeko u gaar ah

iyadoo dad weynaha ay mar walba dooqa kowaad ka dhigtaan inay daawadaan aflaamt madadaalada leh sida shactirada oo kale

laakiin fariimaha ay bollywoodka sameeyaan waxa uu kaga duwan yahay shirkada kale ayaa inay sameeyaan fariimo waaqici ah taaso mid in  badan ku saabsan nolosha dadka taaso fariin ahaan loogu soo gudbinaayo

iyadoo laga dan-leeyahay in dadka la dareensiiyo in dadkaas ay yihiin kuwa ugu fiican iyadoo dhinaca wanaaga ugu horeeyaan si aan dadkaas looga takoorin bulshada dhexdayda

maanta waxan ku hayaa 10 filim kuwaaso loogu tala galay inay daawadaan dadka masxdooda lagu jiro oo ahayn mid dagan

1. main aisa hi hoon

2. barfi

3. my name is khan

4. bhool bhulaiya

5. devdas

6. u me aur hum

7. karthik calling karthik

8. aparichit

9. ghajini

10. koi mil gaya