Filimka dagaalka ah ee Baaghi 3 ayaa iskoor sameeyay maalintiisa kowaad sanadkaan waxuuna noqday Filimka lacahaha ugu badan soo xareeyo isagoo dhaafay Tanhaji waliba 30% ganacsi ahaan waa la dhaafay.

Baaghi 3 caqabado badan ayuu la kulmah sida cudurka Corona Virus oo faafay iyo tikit kiisa hormariska oo yaraa cadad ahaan sida loo iibsaday saas eetahau waxuu maalintiisa kowaad keenay 17.50 Crore (Trade Figure).

Balse wali sanadkaan maleh Filim 20 Crore maalinta kowaad keeno Dabangg 3 ayaa keenay balse December 2019 ayuu ahaa wali aflaam badan ayaa la sugayaa inee Baaghi 3 iskoorka kala wareegaan sanadkaan sida Sooryavanshi iyo kuwa kale.

Dhanka kale 10 Crore kaliya seddex Filim ayaa kasare martay maalinta kowaad ganacsi ahaan Filimada 2020 la daawaday waxayna kala yihiin Baaghi 3, Tanhaji iyo Love Aaj Kal inkastoo Love Aaj Kal fasaxa maalinta jaceylka adduunka ay caawisay mooye 8 Crore maalintiisa kowaad ma dhaafeen.

Hadaba hoos kaga bogo 10-ka Filim sanadkaan 2020 maalinta kowaad lacagaha ugu badan soo xareyeen sida BOI soo daabacday.

1-Baaghi 3: 17.50 Crore

2-Tanhaji: 13.08 Crore

3-Love Aaj Kal: 11.47 Crore

4-Shubh Mangal Saavdhan-8.72 Crore

5-Street Dancer 3: 8.43 Crore

6-Malang: 6.48 Crore

7-Bhoot-4.85 Crore

8-Chhapaak: 4.46 Crore

9-Jawaani Jaaneman: 2.88 Crore

10-Thappad: 2.76 Crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here