Home » . » 10-Jilaa Bollywood-ka Iyo Hollywood-ka Ka Tirsan Oo guursaday qoys kasoo jeedo boqortooyo (+Sawiro)

10-Jilaa Bollywood-ka Iyo Hollywood-ka Ka Tirsan Oo guursaday qoys kasoo jeedo boqortooyo (+Sawiro)

Ka dib atariishada u dhalatay Mareykanka Meghan Markle, oo alkuntay Prince Harry ee kasoo jeedo qoyska boqortooyada ah ee dalka Wales.

Haddaba waxaa idin heynaa 10 atooro iyo atariisho isugu isugu jiro oo kasoo jeedaan bollywood-ka iyo hollywood-ka kuwaas oo guursaday qoys kasoo jeedaan boqartooyo.

Fadlan hoos kaga kag bogo sawirada 10-ka jilaaa ee bollywood-ka iyo hollywood-ka kasoo jeedaan oo guursaday qoys boqortooyo ah waxaana liiskaan ka arki kartaa jilaayaal caan ah.

  1. Meghan Markle – Prince Harry

https://i1.wp.com/images.desimartini.com/media/main/user_uploads/2017-11/8c24d0fa-2466-4b14-b522-f6754294f819.jpg?resize=578%2C325

Atariishada mareekanka Meghan Markle ayaa goor dhow is guursanaayaan wiilka yar ee kasoo jeedo boqortooyada Wales Prince Harry.

2. Sharmila Tagore – Nawab Mansoor Ali Khan Of Pataudi

https://i0.wp.com/images.desimartini.com/media/main/user_uploads/2017-11/1c250cf9-d1d3-423c-b47d-29c0651a4c7e.jpg?resize=579%2C499

Atariishada bari samaadkii Sharmila Tagore waxay guursaday Nawab Mansoor Ali Khan oo ah boqarka ugu sareeyo qoyska Pataudi

3. Kunal Khemu – Soha Ali Khan

https://i0.wp.com/images.desimartini.com/media/main/user_uploads/2017-11/8bf3bd8e-647d-4087-9211-9833e48e907f.jpg?resize=579%2C462

Jilaaagan dhalinta yar Kunal Khemmu wuxuu dhaxdaa atariishada Soha Ali Khan waxayna kasoo jeeda qoyska boqartooyada ah ee Pataudi.

4. Aamir Khan – Kiran Rao

https://i0.wp.com/images.desimartini.com/media/main/user_uploads/2017-11/79d140fd-e4a6-44e1-9c00-c99cfb90dd6d.jpg?resize=578%2C385

Mr Perfectionist of bollywood Aamir Khan wuxuu dhaxdaa gabadha filimada maal gilinayso kiran Rao oo kasoo jeedo qoyska boqartooyada J. Rameshwar Rao of Wanaparthy, Telangana.

5. Satyadeep Mishra – Aditi Rao Hydari

https://i1.wp.com/images.desimartini.com/media/main/user_uploads/2017-11/5113da2c-5df5-4072-b312-0d0628f55fb0.jpg?resize=575%2C546

Jilaaaga Satyadeep Mishra wuxuu sanadii 2009 guursaday atariishada Aditi Rao Hydari oo kasoo jeedo boqartooyada Muhammad Saleh Akbar Hydari laakin waxay kala tageen sanadii 2013.

6. Kendra Spears – Prince Rahim Aga Khan

https://i2.wp.com/images.desimartini.com/media/main/user_uploads/2017-11/e87f0f5c-1cd5-4418-841a-1c3aba9077e1.jpg?resize=575%2C370

Princess Salwa Aga Khan aka Kendra Spears waxay sanadii 2013 guursaday boqorka Rahim Aga Khan waan qoys boqortooyo ah oo kasoo jeedaan London, United Kingdom.

7. Shivam Tewari – Ria Sen

https://i2.wp.com/images.desimartini.com/media/main/user_uploads/2017-11/81f72ef4-c940-46e6-8663-c56e329feeb2.jpg?resize=577%2C360

Shivam Tewari wuxuu guursaday Ria Sen oo bollywood-ka ka tirsan waxayna kasoo jeeda qoyska boqartooyada ah ee Tripura.

8. Kareena Kapoor – Saif Ali Khan

https://i2.wp.com/images.desimartini.com/media/main/user_uploads/2017-11/d4b97f52-a839-41f3-ae7e-f28fe557ac24.jpg?resize=581%2C387

Kareena Kapoor Khan sanadii 2012 waxay la aqal gashay atooraha Saif Ali Khan oo ah boqarka haatal xilka u haayo boqortooyada Pataudi.

9. Tatiana Blatnik – Prince Nikolaos

https://i0.wp.com/images.desimartini.com/media/main/user_uploads/2017-11/6ed23e33-3fd0-4abc-a8b6-0746a3295586.jpg?resize=576%2C764

Tatiana Blatnik sanadii 2010 waxay la aqal gashay Prince Nikolaos oo greece u dhashay waan boqortooyada weyn ee Greece Prince Nikolaos of Greece.

10. Olivia Wilde – Tao Ruspoli 

https://i0.wp.com/images.desimartini.com/media/main/user_uploads/2017-11/3fdeb0f3-9e22-4755-bef4-8872b560476f.jpg?resize=577%2C665

Atariishada Olivia Wilde sanadii 2001 waxay guursaday Prince Tao Ruspoli oo kasoo jeedo qoyska boqortooyada ah ee Italy waxay kala tageen sanadii 2013.

Dhamaad