Sanjay Dutt ayaa waxaa loogu yeeraa ama lagu naaneeysaa magacyada kala ah Sanju Baba, Munna iyo Bhai balse magaciisa oo buuxa waa Sanjay Balraj Dutt kaas oo dhashay 29 July 1959 waa 60-sano jir ku dhashay magaalada Bombay, Bombay State (Now, Mumbai gobolka Maharashtra, ee dalka India.

Aktarka Sanjay Dutt ayaa fanka ku soo biiray asigoo caruur ah kaddib markii uu jillay filimka la yiraahdo Reshma Aur Shera hasayeeshee aktarka Sanjay ayaa markii ugu horreesay keenay fillim oo uu atoore buuxo ka yahay waana filimka Rocky (Hindi; 1981)

Aktarka Sanjay Dutt Waa mid ka mid ah Jillayaasha Ugu Jilliinka Fiican Jiilkiisa fanka India asiggoona lagu tilmaamay inuu yahay boqorka dhanka akshanka looga haray.

Haddaba halkan hoose ka aqriso 10-kiisa afalaam ee ugu sheekada wanaagsan uu jillay jillaaga Sanjay Dutt.

Top 10 Sanjay Dutt Movies

1. Munna Bhai M.B.B.S. (2003)

2. Vaastav: The Reality (1999)

3. Carry On, Munna Bhai (2006)

4. Khal Nayak (1993)

5. Shootout at Lokhandwala (2007)

6. Dhamaal (2007)

7. Parineeta (2005)

8. Agneepath (2012)

9. Dushman (1998)

10. Saajan (1991).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here