10-Kamid Jilayaasha Bollywoodka Ee Jirkooda U Bedeleen Doorka Filmkooda Dartiisa Qeybtii 2aad (+Sawiro)

Jilayaasha Bollywoodka sameenta filmada dhib badan ayee ka maraan halka daawadyaasha si raaxo leh ku daawadaan fariinta filmka laga soo dhigay.

Waxaa jiraan jilayaal fara badan kuwaaso dhib badan u maraan sidii ay doorkooda shaashada kaga dhabeen lahaaeyn waxayna sameeyan marna miisaankooda ayee sare u qaadaan marna miisaankooda ayee dhiman.

Jilayaashas shaashada horteeda kaga dhabeenayaan doorka waxaa kamid ah Aamir Khan, Hritik Roshan, Rajkumar Rao iyo kuwa kale waxayna sameyeen doorar ay u bareeran dadaal fara badana u bixiyaan.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo 10-kamid Ah Jilayaasha Bollywoodka Ee Door Dartiisa Jirkooda Is Bedel ugu Sameyeen qeybtii labaad,,,,,

Prabhas:

Prabhas waa atoore reer koonfur ah kaasi oo Bollywoodka kuso biiri doono sido kalena mashruucisa Baahubali labadaa qeybood af hindi lagu daawaday waana jilaa jirkiisa is bedel isku sameynaayey mudadii 5 sano ee uu duubayey labada qeybood asigoo marna miisaankisa dhimayey marna siyaadinayey.

Shahid Kapoor:

atooraha door walba sameen kara Shahid Kapoor waaxuu ku dhibtooday inuu miisaaankiisa siyaadiyo doorkisa filmka Kaminey ee aadka loogu amaanay.

Bhumi Pednekar:

Bhumi waxay daawadayaasha kaga yaabsatay muuqalkedaa filmkaa Dum Laga Ke Haisha kaaso miisaankeda uu weynyahay balse dadaal badan kadib in badan ayee miisaaankedaa ka dhintaya si ay doorar wanaagsan filmda oga hesho..

Priyanka Chopra:

PeeCee doorkeda filmka Mary Kom jir dhis fara badan ayee u gasha iyo jimicsi heer sare ah ayaado miisaankedaa wax dhintay..

Rajkumar Rao:

Rajkumar Rao si uu doorkisa filmka Behen Hogi Teri  kaga dhabeeyo waxuu deestay calool weyn isagoo miisaankisa sare u qaaday ayadoo aan ogen in Traped uu miisaankisa in badan ku dhimay si doorka xayesinimada ah u sameeyo….

Dhamaad…

 

1 Comment

Comments are closed.