Bollywoodka waxay sameyaan filimo nooc walba ah doorwalbana waan ku aragnay hadaba 10kii sano ee qarnigii hore udambeysay waxaa jireen 10 filim oo lasoo xulay kuwaso daawadayasha ilaa hada aysan ka xiisa dhicin.

waxaa macquul ah aqriste inaad wada daawatay 10ka filim ee aan soowadno.

halkaan kaga bogo 90kii iyo tobankii filim ay jaceylka saaidka ahaa kuwaaso inbadan kaa ilmeysiyay.

 1.  Dilwale Dulhaniya Le Jayenge: (1995)

waxaa jilayaan SRK, Kajol, Anupam Kher, Amrish Puri iyo kuwa kaloo badan.

waa mid kamid ah filimda hindiya taariikh ahaan ugu qaalisan ayna abid sameyaan, daawadayashana ilaa hada kama xiisa dhicin.

  2. Saajan: (1991)

waxaa jilayaan Sanjay Dutt, Salman Khan, Madhuri Dixit, Anupam Kher.

waa filim Bollywoodka gilgilay sanadii 1991 waana mid kamid ah filimda jaceylka ay sameyen Bollywood kuwoda ugu fiican.

  3. Hum Aapke Hain koun: (1994)

Hogaamiyasha filimka Salman Khan iyo Madhuri Dixit

waa filim jaceyl ah madhuri filimkaan qaab jiliin cajiib ah aye kusoo bandhigtay.

  4. Rangeela: (1995)

filimkaani waxaa hogaaminayan Aamir Khan, Jackie Shroff iyo Urmila Matondkar.

waa filim jaceyl ah kana mid ah filimda ugu fiican jaceylka ay shirkadaan samesay.

 5. Aashiqui (1990)

waa filim jaceyl ah kasoo dib loosameyay magaciisa, waxaan wada jileen Rahul Roy iyo Anu Aggrawal.

  6.  Raja Hindustani:(1996)

Raja Hindustani waa filim weyn oo taariikhi ah waxaa hogaaminayan Aamir Khan iyo Karishma Kapoor, mid kamid ah aflaanta ugu fiican ay shirkadaan sameyso ilaa hadana daawadayasha aysan ka xiisa dhicin.

 7. Dil To Pagal Hai: (1997)

waxaa hogaaminayaan SRK, Madhuri Dixit iyo Akshay Kumar.

filimkaani heesihiisa daafaha caalamka qabsaday waxaa loo aqoonsaday mid kamid ah filimada jaceylka kuwooda ugu fiican.

  8.  Kuch Kuch Hota Hai:(1998)

waa filim kaloo weyn markale waxaa hogaaminaya SRK , Kajol iyo waliba Rani Mukherji.

  9. Dil :(1990)

Waa Film Classic ah kaaso 90kii guulo lixaad leh gaaray waxaana hogaamiyaal ka ah Aamir Khan iyo Madhuri Dixit waliba waxaa xusid mudan in filimkaan daawashadiisa kasoo wareegatay mudo 27 sano ah hadanaa wali kamid ah aflaamta sida waalida ah ilaa maantadan loo jecelyahay.

10. Hum Dil De Chuke Sanam:(1999)

waan xasusana qaab jiliinkii wacnaa ee filimkaan laguso bandhigay waana filim weyn

waxaa hogaaminayan Salman Khan, Ajey Devgan iyo Aishwarya Rai.

1 COMMENT

  1. Saan haqma ahan qof duur keeda dafiroisiin dil to pagal hai
    Filimside xaqiiqda aan kahadalno madiidani inee madhuri atarishada filimka tahay lkn duurka karishma waa xaqirteen ee maxusin aksheey uu filimka duurkiisa weyneen aa xosteen
    Karishma iyo madhuri filimka isku mid ayee ka haaayee balse madhuri atrisha 1 waaad ee eheed hadoo filimka kudhamaa lahaaay srk iyo karishma is helaayaan madhuri maxusi laheen miyaa walaahi waalilayaabay gabdhaha aliidina
    Tusaali mafiirsatay filimka jeet salman khan suni deol karishma ‘ xaqeeqda filimkaas salman iyo sunny deol dorkooda waxaa kaweeneed karishma durkeeeda weena kasaameen bateen saas eetahay salman iyo sunny oo kutulmaam tiin hugaa miyaasha filimka isla heesta filimka kujirto yaara o yaara waxaa dhahdiin xeestee sunny ku xarakeeyay isla filimka gubta bobby deol manisha 2wadooda ba kajol kasaa meen badneed waa xustiin somali kajol iyo srk aa looga waa layahay saas derteed waa buunbuunisiin
    Hal su aal hugaamiyahaya filimka waa filimka qof daqiiqadaha ugu badan kasuu muqdo iyo qofka saa meenta filimka kusucdo tusaale isla filka jeet sunny deol filimka dax ayuu ugabaxaa waxuu kusuu laabaa qadaasha danbe ee filimka isla salman khan dhaxda oo imaanaa lkn karishma kapoor min bilaaw ilaa dhamaad ayee kujirtaa weyna ka daqiiqo isla filimka qofkee kisucuto waa karishma
    Bilaa caleyk asxaabeey cuqdad hana gubeerina waa li jclnahay sidoo kali hal codsi haga xumaanina qawar nuugu soodara qoraalayaasha saa xaqa kabdha u helno

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here