Waxaan shalay idiin la wadaagnay liiska atoorayaashii ugu awooda badnaayeen Bollywoodka 10 sano kasto waxaana kasoo qaadanay sedexda kaalin ugu horeyso ama TOP 3 STAR POWER.

Hadaba markaana dhanka atiriishooyinka ayaan isla fiirineena iyo seddexda atiriisho ugu awooda badnaayeen fanka hindiya 10 sano kasto laga soo bilaawayo 1940-2019.

Liiskan waxaa kaalin fiican ka qaateen atiriishooyinka kala ah Hema Malini iyo Vijanthimala oo iyagu soo noq-noqdeen labo 10 sano kala duwan waana awood naadir ah oo ay hindiya ku heesteen xiligoodii. Atiriishooyinkan magacyadooda la xusi doono 5-kamid ah darajada Superstar ayee gaareen oo kala ah Mumtaz, Hema Malini, Sridevi, Madhuri Dixit iyo Kareena Kapoor balse afarta hore ayaa awoodooda xad dhaaf ahed sido kalena Star Power miisaan culus lahaayen xiligooda hoos kaga bogo liiska oo dhameestiran

1940-1949: 1-Noor Jehan 2-Mumtaaz Shanti 3-Leela Chitnis

1950-1959: 1-Nargis 2-Vijanthimala 3-Meena Kumari

1960-1969: 1-Vijanthimala 2-Aasha Parekh 3-Madhubala

1970-1979: 1-Hema Malini 2-Mumtaz 3-Zeenat Aman

1980-1989: 1-Sridevi 2-Meenakshi Seshadri 3-Hema Malini

1990-1999: 1-Madhuri Dixit 2-Karisma Kapoor 3-Kajol

2000-2009: 1-Aishwarya Rai 2-Rani Mukerji 3-Preity Zinta

2010-2019: 1-Deepika Padukone 2-Katrina Kaif 3-Kareena Kapoor.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here