
Xidiga awooda badan ee door walbo sameyn karo Ranveer Singh ayaa u dabaal dagayo 10-sano inuu fanka Hindiya ka tirsan yahay madaama shalay oo kale 10 December sanadii 2010 Ranveer filimkiisa kowaad Band Baaja Baaraat. Waxaan idiin heynaa xog ku aadan awoodiisa dhanka Boxoffice asogoo sameeyay ilaa haatan 12-filim door dhameestiran ku leeyahay iyo biladaha uu ku guuleestay:
1. Band Baaja Baaraat (2010) wuxuu soo xareeyay 23.16 Crore waa Average
2. Ladies vs Ricky Bahl (2011) wuxuu soo xareeyay 30.75 Crore waa Average
3. Lootera (2013) wuxuu soo xareeyay 27.86 Crore waana Flop
4. Goliyan Ki Raasleela Ram Leela (2013) wuxuu soo xareeyay 112.97 Crore waa Hit
5. Gunday (2014) wuxuu soo xareeyay 73.28 Crore waa Semi Hit
6. Kill Dil (2014) wuxuu soo xareeyay 29.98 Crore waa Flop
7. Dil Dhadakne Do (2015) wuxuu soo xareeyay 75.05 Crore waa Below Average
8. Bajirao Mastani (2015) wuxuu soo xareeyay 183.75 Crore waa Hit
9. Befikre (2016) wuxuu soo xareeyay 60.26 Crore waa Below Average
10. Padmaavat (2018) wuxuu soo xareeyay 282.28 Crore waa Blockbuster
11. Simmba (2018) wuxuu soo xareeyay 239.84 Crore waa Blockbuster
12. Gully Boy (2019) wuxuu soo xareeyay 134.24 Crore waa Hit
Kala saarida Ranveer Singh filimada uu sameeyay mid natiijada ay gaareen markii tiyaatarka la saaray:
All Time Blockbuster – 0
Blockbuster – 2-filim
Super Hit – 0
Hit 2-flim
Semi Hit – 1-filim
Average – 2-filim
Below Average – 2-filim
Flop – 2-filim
Disaster – 0
Sida xogta ku xusan Ranveer wuxuu sameeyay 12-filim door dhameestiran ku leeyahay waxaana HIT dhameestiran u noqdeen 5-filim taasi oo ka dhigan in 41.66% filimadiisa HIT noqdeen.
Sidoo kale Ranveer waxaa u guuleesteen 8-filim taasi oo ka dhigan 66.66% filimadiisa guuleesteen, halka Ranveer ay ka guul dareesteen 4-filim taasi oo ka dhigan in 33.33% filimadiisa guul dareesteen.
Ranveer Singh & Biladaha Ugu Muhiimsan Ee Uu Ku Guuleestay:
Filimfare Awards Best Male Debut (2011) – Band Baajaa Baarat
Filmfare Awards Bets Actor (2016) – Bajirao Mastani
Filmfare Awards Best Actor Critics (2019) – Padmaavat
Filmfare Awards Best Actor (2020) Gully Boy