Aishwarya Rai sanadkii 1994tii waxay ku guuleysatay bilada Miss World ee lasiiyo gabadha ugu quruxda badan aduunka kadib markii ay tartanka quruxda ka qeyb gashay.
Inkastoo laga joogo xiligaas haatan 25 sano hadana Aish ayaa wali ah gabar aad u qurux badan soojiidashana leh xili sawir qaadayaasha ay jecelyihiin iney markasta sawiro ka qaadaan.
Quruxda Aish ayaa lagu tilmaamaa mid aan duugoobin waxaana haatan idiin soo gudbin doonaa 10 sawir oo kuu muujinaayo sababta ay Aishwarya Rai u tahay atariishadii ugu quruxda badneyd ee Bollywoodka soo martay.
Hadaba halkaan hoose kaga bogo;









