Jennifer Lopez waa mid kamid ah atariishooyinka ugu caansan Hollywoodka sidoo kalana waa fanaanad heesaheeda meelkasta laga dhageysto ayadoona sidoo kale caan ku ah qoob ka cayaarka.
Hadaba waxaan idiin heynaa 10 sawir oo u gaar ah 50 jirtaan isla markaasna ku tusinaayo sidey u tahay quruxley aan duqoobin waana sawiro laga qaaday sanadkaan 2019ka.











