Home » Hollywood News » 10 Sawir Oo U Gaar Ah Lamaanaha Kala Tageen Channing Tatum Iyo Jenna Dewan Xili Ay Indhaha Isku Hayaan (+Sawiro)

10 Sawir Oo U Gaar Ah Lamaanaha Kala Tageen Channing Tatum Iyo Jenna Dewan Xili Ay Indhaha Isku Hayaan (+Sawiro)

Waxaa si rasmi ah ukala tageen oo nolosha isku firaaqeyeen lamaanaha caanka ah ee Channing Tatum iyo Jenna Dewan oo mudo 9 sano ah wada noolayen.

Xalay ayaa la sheegay inee si rasmi ah u kala tageen wararkaan waxaa laga shaacsaday kadib markii ay lamaanahan baraha bulshada ku shaaciyen ayago qoraal ahaan so qoreen.

“Si xushmad iyo kal gaceyl ku dheehan ayaan nolosha isugu firaaqeynay anago saaxiibo ahaan doono waan run in aan nolol jaceyl ku dheehan aan soo wada dhisnay balse waxaan goaansanay in aan firaaqo kala helno oo qofwalba noloshiisa la jaan qaado ayadoo wax xumaan ah aysan kujirin.”

“Shalay saaxiibo is caawiyo ayaan ahen maantana waan ahaanena barina waan ahaan doona goaankenana wax xumaan ah kuma jira aan ka ahen inaan nolosha isku firaaqeno.”

Hadaba Halkaan Hoose Kaga Bogo 10 Sawir oo Lamaanaha Laga Xasuusan Doono Abid Xili Ay Indhaha-Indhaha Isugu Hayaan:

8937a857ab74d2945c9ed6bd80b87fc8

551006ca82f3658d1d3b266641cdb84d

462683254_channing-tatum-jenna-dewan-zoom-0640b3a4-9f81-40cd-8859-6a8e44a38267

channing-tatum-jenna-dewan-3-1522720766

Channing-Tatum-Jenna-Dewan-Tatum-(1)

channing-tatum-jenna-dewan-tatum

dance-768

Reactions-Channing-Tatum-Jenna-Dewan-Separating-(1)

rs_1024x759-180402064631-1024-Jenna-Dewan-Tatum-Channing-Taum-JR-040218