bollywoodka waa shirkadda madadaalo ah marka la fiiriyo tayada aflaamta ay soo saarto waxaana soo maray aktaro fara badan badan
waxaana mararka qaar si lama filaan ah loo arkaan dhacdooyin taariikhi taaso abuurta hadal-hayn iyo muran maadaama saxaafada dalka india ay xili walba ay raadiso waxyaabaha liddi ku ah shaqsiyaadka ugu caansan dalka india sida aktarada Bollywoodka
iyadoo bilooyin ka hor aan Idin soo gudbinay dhawr sawir oo xiligii 90s abuuray hadal-hayn weyn maadaama xiligaas aktar walba waxa uu ku jiray xiligii dhalin-yaro
sidaas darteed waxaan maanta ku hayaa 10 sawir kuwaaso abuurayn muran waxaana soo bandhigtay webka Humor Nation
fadlan hoos ka daawo sawirada muranka Dhaliyay oo ay soo bandhigtay Humor Nation
Pooja Bhatt

Chunky Pandey

Shah Rukh Khan

Akshay Kumar

Pooja Bhatt iyo koox wiilal ah

Akshay Kumar

Anil Kapoor Iyo Anu Malik

Vivek Oberoi iyo Malika Shrewat

Katrina Kaif iyo Siddhart Mallya

Jackie Shroff
