Waa maqaal si rasmi ah oga hadlaayo 10-qof caalamka ugu shacbiyada badan barta Twitter-ka waxaana maqaalkan la Update gareeyay 22 bishaan May maadama bil walba tirada shacbiyada shaqsiyaadka ay kordhayaan waliba maalin walba ama daqiiqad walba waxba ku darsama sidaa aawged waa liiskii udambeyay ee laga soo saaray.

Waxaa hogaaminaayo madaxweynihii hore dalka Mareykanka Barack Obama oo isaga Twitter-kiisa ku xiranyihiin 118-million qof sido kale liiskan waxaa kujiro laacibka kubada cagga Cristiano Ronaldo oo isaga kaalmaha dhexe kaga jiro 10-shaqsi ugu shacbiyada badan aaladan.

Shaqsiyaad kale oo aad xiiseyso ayaad ku arki doontaa waxaa kaloo kamid ah Justin Bibeir oo isaga kaalinta labaad soo galaayo halka Rihanna iyada kasoo muuqan doonto liiskan hadaba aan isla aragno 10-shaqsi.

Arinka kale ee xusida mudan ayaa ah in madaxweynaha mareykan waqtigaan Donald Trump uu kaalmaha hoose kasoo muuqanaayo ama kaalinta 9-aad fadlan hoos kaga bogo 10-qod caalamka guud ahaan ugu shacbiyada balaaran aalada Twitter-ka:

1-Barack Obama: 118-million Followers.

2-Justin Bieber: 112-million Followers.

3-Katy Perry: 109-million Followers.

4-Rihanna: 97-million Followers.

5-Taylor Swift: 86-million Followers.

6-Cristiano Ronaldo: 85-million Followers.

7-Lady Gaga: 81-million Followers.

8-Ellen DeGeneres: 80-million Followers.

9-Donald Trump: 80-million Followers.

10-Ariana Grande: 74-million Followers.

Lasoco qeybta Instagram-ka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here