Waxaan si rasmi ah usoo helnah 10-shaqsi ugu shacbiyada badan barta Twitter-ka waana aalada ugu weyn ee caalamka laga isticmaalo waqtigaan marka baraha bulshada ladhaho guud ahaana Twitter-ka shaqsiga ugu shacbiada balaaran waa madaxweynihiu hore dalka Mareykanka Brack Obama oo isaga in kabadan 100 Million qof Twitter-kiisa kuxiran.

Hadaba marka aan ka hadalno shaqsiyaadka gudaha India kuwooda ugu shacbiyada balaaran waxaa markaas hogaanka u qabanaayo Raiisul wasaaraha dalka India Narendra Modi sido kale marka la dhaho jilayaasha Hindiyana waxaa hogaanka u qabanaayo Megastar Amitabh Bachchan.

Narendra Modi waxaa ku xiran Twitter-kiisa dad sare udhaafayaan 57-Million qof sido kale Amitabh Bachchan isagana in kabadan 42-Million qof ayaa kuxiran Twitter-kiisa waana labada shaqsi ugu shacbiyada balaaran Twitter-ka marka reer Hindiya ladhaho.

Hadaba 10-qof waxay isugu jiraan siyaasiin, jilayaal, ciyaaryahano Cricket fadlan hoos kaga bogo 10-shaqsi ugu shacbiyada badan Twitter-ka iyo side ukala horeyaan waxaana xusid mudan in Deepika Padukone wax dumar ahba iyada kaliya kujirto waana ammmaan iyo guul weyn xidigtaan ugaar ah.

1-Raiisulwasaaraha Hindiya Narendra Modi: 57.5 Million Followers.

2-Amitabh Bachchan: 42.3 Million Followers.

3-Salman Khan: 40.8 Million Followers.

4-Shah Rukh Khan: 40.4 Million Followers.

5-Akshay Kumar: 36.4 Million Followers.

6-PMO India (Ciwaanka labaad ee Raiisul wasaaraha India): 35.7 Million Followers.

7-Virat Kohli (Kabtan kooxda Cricket-ka Hindiya): 35.4 Million Followers.

8-Sachin Tendulkar (Kabtankii hore kooxda Cricket-ka India): 32.5 Million Followers.

9-Hrithik Roshan: 28.6 Million Followers.

10-Deepika Padukone: 27.3 Million Followers.

Lasoco 10-qof ugu shacbiyada weyn Instagram-ka dhanka reer Hindiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here