10 Xaqiiqo Oo Laga Diwaan Galiyay Mid Ka Mida Musalsalada Ugu Weyn Taariikhda Breaking Bad

0
348

Breakin Bad waa mid kamid ah taxanayaashaa ugu waaweyn ee abid la sameeyay waana taxane guulo waaweyn gaaray sidoo kalana aad loosoo dhaweeyay.

Hadaba halkaan waxaan idiin kuugu soo gudbin doonaa 10 xaqiiqo oo ku saabsan taxanahaan;

1- The Sopronos ( 1999) iyo The Wire( 2001) Oo Kaliya Ayaa Ka darajo Sareeya Showgan Taariikhda Oo dhan.

2- 2011 Waxa Xabsi Loo Taxaabay 74 Jir Macalin proffessor Ah Oo lagu Magacaabo Walter White Oo Daganaa Magaalada Messachusets Sababo La Xidhiidha inu ka ganacsan Jirey Samaynta Drugska Meth

3- Brayan Canston Wuxu bilowgii Showga ku Qaadanayay Xalqad kasta Lacag dhan $225,000 Halka Aaron Paul uu Qaadanayay $150’000 , Anna Gunn ( Skyler) Ayaa iyaduna Ku shaqaynaysay $75000

4- Tuco Salamanco Oo Ahaa Laadarka Qaybta 1aad Ee showgan Ayaa Codsay In La Dilo Oo Laga Saaro Gabi Ahaanba Musalsalka Sababo La Xidhiidha inu Nacay Shakhsiyada Doorka uu Jilayo.

5- In Ka bdn 30 Qof Dhimashadooda Ayuu Ku Lug Yeeshay Walter White ( Brayon Canston) Intii Uu Showgu Socday.

6- Skyler White Waa Shakhsiyada Loogu Necebyahay Dhamaan Charecterska Showga Sameeyay Waxaana Xusid Mudan In Doorka Ay Samaysay Uu Ahaa Midka Ugu Macquulsan Ee Taxanahan Isla Markaana Ay ku Kasbatay 3 Season Oo Kala Duwan Inay Noqotay Jilaaga 2aad Ee ugu Fcn Breaking Bad iyadoo ku guulaysatay 3 Emmy Award (2009/2013/2014

7- Vince Giligan Oo Ah Ninka Sameeyay Musalsalkan Taarikhiga Ah Waxa uu Xusay In Shabakado Waaweyn Oo ay Ka Mid yihiin HBO
iyo Showtime uu u bandhigay Samaynta Musalsalkan Oo ay Ka cudur daarteen, Balse Waxa ka Faa,idaysatay AMC Oo Aqbashay Fursadan Taarikhiga Ah iyagoo Maal Galiyay Musalsal Saamayn ku yeeshay Show Kasta Oo La Sameeyay Intii u dhaxaysay 2010-2020.

8- 3 Goobood Oo Ah Meelaha Laga Duubay Showgan Waxay Isu badaleen Meelo Loo Dalxiis Tago iyagoo Markii hore Ahaa Goobo Iska Normal Ah.

9- Agaasimaha Showgan Wuxu Qorshaynayay in Aron paul ( Jesse pinkman) Kaliya uu kaso Muuqdo Qaybta 1aad Ee showgan Kadibna Laga Saaro Lkn Markii uu Sameeyay Qaybta 1aad Waxa Uu Jesse Badalay Fikirkii Vince Gilian Isago Noqday Tiir dhextaal u ah Musalsalka.

10- (The Salamanca Causins ) Oo Showgan Kaga Soo Muuqday Doorarka Leonel iyo marco Waxay Ahaayeen Mataano Walaalo Ah Oo Si Dhab ah uga Tirsan Kooxo Gangs Ah Waxay Soo Mareen Xabsiyo Kala Duwan Noloshooda ka Hor intaanay kuso biirin breaking Bad Oo Jawiga Noloshooda badalay.

W.D. Cabdishakuur Shakti.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here