10ka atariisho ee ugu mushaarka badan aduunka oo lasoo saaray yaa hogaaminaayo??

0
1716

Majalada Forbes ee xogaha dhaqaalaha shakhsiyaadka iyo shirkadaha aduunka looga haray ayaa soo saartay liiska atariishooyinka ugu mushaarka badnaa mudadii u dhaceysay July 2018 ilaa July 2019 waxaana liiskaan hogaamineyso atariishada Scarlett Johansson taasoo shaqeysatay mudadaa $56Million.

Waxaa si layaab leh kaalinta labaad kusoo gashay atariishada Sofia Vergara oo heshay mududaas $44.1 Million halka kaalinta sadaxaadna ay soo gashay Reese Witherspoon waxayna shaqeysatay mudadaas $35 Million.

Waxaa xusid mudan in liisla aysan qeyb ka aheyn wax atariisho Bollywood ah.

Hadaba halkaan kaga bigo liiska 10ka atariisho ugu mushaarka badnaa;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here