10ka filim Comedy ee lacagaha ugu badan abid soo xareeyeen iyo Housefull 4 oo ugu dambeyn dhinac isaga riixay Golmaal Again.

0
1848

Housefull 4 ayaa ganacsigiisa haatan marayaa 205.25 crore wuxuuna gudo gali doonaa isbuuciisa lixaad asigoona filimkaan wali laga xiiseynaayo gobolo ay kamid yihiin Gujarat iyo Maharashtara wuxuuna cimri ahaantiisa soo xareyn doonaa 206 crore taasoo ka dhigi doonto filimka lacagaha ugu badan soo xareeyay abid filimada Comedyga.

Hadaba halkaan kaga bogo liiska filimada Comedyga ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen.

1-Housefull 4; 206 crore (Qiyaas).

2-Golmaal Again; 205.50 crore.

3-Total Dhamaal; 150.07 crore.

4-Dream Girl; 139.37 crore.

5-Badhaai Ho; 134.46 crore.

6-Ready; 120.72 crore.

7-Housefull 2; 111.79 crore.

8-Bala 110 crore (Qiyaas).

9-Housefull 3; 108.07 crore.

10-Golmaal Again; 108.06 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here