10ka filim ee sanadkaan lacagaha ugu badan kasoo xareeyeen tiyaatarada Multiplexka oo ay daawadaan dadka dabaqada sare.

0
1069

India waxay leedahay labo nooc oo tiyaataro mid waa tiyaatarada loo yaqaano Multiplex waana tiyaataro casri ah sidoo kalana qaali ah waxaana loogu talo galay dadka lacagta heysto iyo reer magaalka iney daawadaan.

Mida kale waa tiyaatarada Single Screenska waxaana loogu talo galay dadka iska dhexdhexaadka iyo dadka gobolada dagan.

Hadaba waxaan halkaan idiin kuugu soo qaadan doonaa 10ka filim sanadkaan tiyaatarada reer magaalka ee Multiplexka lacagaha ugu badan kasoo xareeyeen;

Halkaan kaga bogo;

1. Kabir Singh – 221.52 crore.

2. War – 217.25 crore (28 days)

3. Uri – The Surgical Strike – 216.06 crore

4. Mission Mangal – 159.52 crore

5. Housefull 4 – 148.94 crore (17 days)

6. Bharat – 144.05 crore

7.Chhichhore – 134.21 crore

8. Super 30 – 126.83 crore

9. Dream Girl 125.53 crore

10. Gully Boy – 122.70 crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here