India waxay leedahay labo nooc oo tiyaataro mid waa tiyaatarada loo yaqaano Multiplex waana tiyaataro casri ah sidoo kalana qaali ah waxaana loogu talo galay dadka lacagta heysto iyo reer magaalka iney daawadaan.
Mida kale waa tiyaatarada Single Screenska waxaana loogu talo galay dadka iska dhexdhexaadka iyo dadka gobolada dagan.
Hadaba waxaan halkaan idiin kuugu soo qaadan doonaa 10ka filim sanadkaan tiyaatarada reer gobolka lacagaha ugu badan kasoo xareeyeen;
Halkaan kaga bogo;
1. War – 74.72 crore (28 days)
2. Kabir Singh – 54.82 crore
3. Bharat – 53.29 crore
4. Housefull 4 – 44.56 crore (17 days)
5. Saaho (Hindi) – 43.89 crore
6.Total Dhamaal – 38.93 crore
7. Mission Mangal – 33.15 crore
8. Kesari – 29.05 crore.
9. Uri – The Surgical Strike – 27.94 crore
10. Super 30 – 20.17 crore