Sida ay baahisay shabakada Forbes waxaa lagu dhawaaqay 10ka jilaa ee ugu mushaarka badan aduunka waqti xaadirkaan waxaana liiskaan hogaaminaayo jilaaga Dwayne Johanson (The Rock) kaasoo mudadii u dhaxeysay 1da Jully 2018 ilaa 1da Jully 2019 shaqeystay 89.4 Million dolar waana kahor canshuurta.

Liiska waxaa kaalinta labaad kasoo galay Chris Hemsworth oo asigana helay $76.4 Million halka kaalinta 3aad uu soo galay Robert Downey JR kaasoo helay $66 Million.

Dhanka Bollywoodka waxaa liiskaan uga jiro Super Star Akshay Kumar asigoona kaalinta 4aad ku jiro wuxuuna helay $65 Million.

Hadaba liiska oo dhameystiran halkaan hoose kaga bogo;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here