Aduunka magaalooyinka ku yaalo wey kala yihiin sidoo kalana kala duwanyihiin markii meelo badan loo fiiriyo sida cimilada, dhaqanka, maciishada iwm.

Hadaba maanta waxaan idiin heynaa 10ka magaalo ee ugu nolosha qaalisan aduunka waana magaalooyin maciishadooda aad u sareyso misna qaali ah oo hadii aadan lacag buuran heysan ku noolaan karin hadaba halkaan hoose kaga bigo 13daan magaalo iyo sida ay u kala sareeyaan sanadkaan 2020ka.

  1. Singapore
  2. Osaka, Japan
  3. Hong Kong
  4. New York City, New York
  5. Paris
  6. Zurich, Switzerland
  7. Tel Aviv, Israel
  8. Los Angeles, California
  9. Tokyo
  10. Geneva, Switzerland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here