Inta badan jilayaasha Hollywoodka markii ay jilayaan muuqaal dareen leh waxaa dhacdo in dharka dhan iska siibaan misna kaliya la qariyo xubanhooda taranka ayadoo inta kalana la muujinaayo waana arin ay u badan yihiin shirkadaha Hollwyoodka.
Sidaas oo ay tahay hadana waxaa jiraan jilayaal Hollywood ah kuwaasoo gabi ahaanba iska diideen iney jirkooda qaawiyaan waxayna filimada markey jilayaan shuruud ka dhigaan ineysan marnaba is qaawin doonin.
Jilayaashaan oo isugu jiraan rag iyo dumarba ayaan halkaan idiin kuugu soo gudbin doonaa qeybtoodii 2aad.
5-Jon Hamn.

Jilaagaan ayaa iska diiday inuu filimada door qaawanaan ku jilo.
4-Sarah Jessica Parker.

Inkastoo ay jishay musalsal magaciisa yahay Sex and The City hadana marnaba iskuma hor qaawinin shaashada.
3-Jamie Dornan.

Jilaagaan wuxuu isku qaawiyay mid kamid ah silsilida filimda Fifty Shades balse wixii markaas ka dambeeyay wuu diiday xitaa dhowr Million inuu ku qaato ayuu diiday.
2-Kristen Bell.

Atariishadaan gabi ahaanba wey diidey iney filimada isku qaawiso ayadoo waliba lacago badan ku qaadan laheyd.
1-Jeorge Clooney.

Waa mid kamid ah jilyaasha ugu magaca waaweyn Hollwyoodka wuuna iska diiday in asigoo qaawan kaamiro lala daba kaco.