Inta badan jilayaasha Hollywoodka markii ay jilayaan muuqaal dareen leh waxaa dhacdo in dharka dhan iska siibaan misna kaliya la qariyo xubanhooda taranka ayadoo inta kalana la muujinaayo waana arin ay u badan yihiin shirkadaha Hollwyoodka.

Sidaas oo ay tahay hadana waxaa jiraan jilayaal Hollywood ah kuwaasoo gabi ahaanba iska diideen iney jirkooda qaawiyaan waxayna filimada markey jilayaan shuruud ka dhigaan ineysan marnaba is qaawin doonin.

Jilayaashaan oo isugu jiraan rag iyo dumarba ayaan halkaan idiin kuugu soo gudbin doonaa;

10-Micheal B.Jordan.

Michael B Jordan

Inkastoo uu filimka Blockbuster noqday ee Black Panther ku matalay doorka laadar hadana guud ahaan filimadiisa wuu diiday inuu isku qaawiyo.

9-Isla Fisher.

وضيعة وثياب مثيرة Isla FIsher

Atariishadaan wey diiday gabi ahaanba in filim isku qaawiso inkastoo filimka Wedding Crashers lagu tusaayo iyadoo qaawan hadana xaqiiq qofka qaawan iyada ma aha nee waa atariishada badalka u ah.

8-Will Smith.

صدر عاري عضلات مثيرة

Smith qaacidadiisa marnaba qeyb kama ahan in filim qaawanaan ku jilo wuxuuna horay uga diiday Directorka filimka Six Degrees of Separation waxaana filimkaas muhiim aheyd muuqaalka qaawanaanta balse Will Smith ayaa iska diiday waana qaacido u dagsan in filimada isku qaawinin.

7-Julia Roberts.

ثياب فاضحة مثيرة

Atariishadaan qaamuuskeeda kuma jiro wax is qaawin ah waxayna arinkaan ku diiday filimka The Pretty Women waliba ayadoo qarash waali ah xitaa iska diiday si ay doorkaas u jisho.

6-Jennifer Lopez.

Jennifer Lopez مؤخرة وضعية مثيرة

Jennifer atariisho kaliya ma ahan sidoo kalana waa heesaa caalami ah misna abaalmarino badan hanatay weyna iska diiday in filimadeeda door qaawanaan ah ku jisho inkastoo filim sameeyaal badan isku dayeen maadaama fanaanadaan leedahay jir aad u dhisan misna soo jiidasho badan hadana wey diiday iney jirkeeda dhan qaawiso.

La soco qeybta labaad.

2 COMMENTS

  1. War Heedhe Filimka The Boy Next Door Ma Jinnefer Lopez Baan Muuqaal Qaawanaan Ah Ku dhigin AnaabaH DaawadeY Filimkaaz.
    Boowe Dib Ugu Laabo WarbixintaN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here