10kaan taxane waa taxanayaasha akshanka ugu fiican abid turki sameeyeen qeybtii 1aad.

0
843

Fanka turkiga 10kii sano ugu dambeeyay wuxuu sameeyay kobac aad u sareeyo iyagoona dhanka taxanayaasha horma la taaban karo ka gaaray waxayna taxanayaashooda haatan kamid yihiin kuwa ugu badan ee daafaha caalamka laga xiiseeyo.

Hadaba taxanayaasha turkida waxay ka koobanyihiin intooda badan Romantic, Action, Drama iyo Comeyd waxaana maanta idiin soo gudbin doonaa 10kii taxane ugu wanaagsanaa dhanka akshanka kaasoo turkida sameeyeen 10kii sano ugu dambeeyay.

10-Kara Para Ask; (jaceyl iyo maal madow)

Waa taxane ka hadlaayo nin askari ah kaasoo la dilaayo gabadhii u doonaneyd wuxuuse gadaal ka ogaanaa in gabadha u doonan ay howlo sharci daro faraha kula jirtay asigoona baadi goob u galaayo ragii howlahaas ka dambeeyay.

Taxanaha ayaa ah mid booliseed sidoo kalana wuxuu leeyahay Romantic xiiso leh waxaana hogaamiye ka ah Engen Akyurek iyo Tuba Puyukustun.

9-Vatanim Sensin (adigaa wadankeyga ah).

Taxanahaan wuxuu ka hadlaa wadaniyada iyo dal jaceylka waxaana ka buuxaan akshan fara badan asigoona hogaamiye ka yihiin Halit Ergenc iyo Berguzer Korel.

8-Eskiya Dunyaya Hukumdar Olmez (Aduunkaan burcad uma talanieyso).

Image result for eskiya dunyaya

Sida aadba filimka magaciisa ka fahmeysid wuxuu ka hadlayaa la dagaalanka burcada iwm waana taxane akshan ah oo si heer sare loo agaasimay.

La soco qeybta 2aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here