11 Wiil Oo Ay Dhaleen Xidigaha Bollywoodka Kuwaaso La Rajeynaayo inee Shaashada Hor Yimaadan (+Sawiro)

Caruurta Bollywoodka sanadadii udambeyeen caan aye noqdeen ayagoo waliba baraha bulshada caan ka noqday taasona kalftay inee daawadayasha jaceyl waali ah u qaadan caruirtan.

Hadaba waxaan idiin heynaa 11 wiil oo ay dhaleen xidigo caan ka ah Bollywoodka kuwaaso lagu han weynyahay inee mar uun Bollywoodka kusoo biiran sido kalena shaashada horteda imadan waxna jilaan.

Jaceylka ay dhalintaan ka kasbadeen daawadyaasha ayaa marba marka kasii dambeysa sii kordheysa, si aad u ogaato 1 wiil ee sida goonida ah loo hadal hayo halkana hoose kaga bogo….

Aryan Khan (Waxaa Dhaleen Shah Rukh Khan Iyo Gauri Khan)

Karan Deol (Waxa Dhalay Sunny Deol)

Ahan Shetty (Waxaan Dhalay Suniel Shetty)

Junaid Khan (Waxaa Dhalay Aamir Khan)

Aarav Bhatia (Waxaa Dhaleen Akshay Kumar Iyo Twinkle Khanna)

Yashvardhan Ahuja (Waxa Dhalay Govinda Ahuja)

Ibrahim Ali khan (Waxaa Dhaleen Saif Ali khan iyo Amrita Singh)

Ishaan Khattar (Waxaa Dhashay Neelima Azem Waana Shahid Walalkis Sanadkan Ayuu Si Toos Ah Usoo Caan Bixi Doona)

Anmol Thakeria (Waxaa Dhashay Poonam Dhillon)

Arhan Khan (Waxaa Dhaleen Arbaaz Khan Iyo Malaika Arora)

Abhimanyu Dassani (Waxaa Dhashay Bhagyashree)