11da filim ee isku dar dal iyo dibad lacagaha ugu badan soo xareeyeen 2020ka.

0
848

Shabakasa BOI ayaa soo daabacday 11da filim ee lacagaha ugu badan sanadkaan soo xareeyeen isku dar dal iyo dibad waxaana xusid mudan in kaliya 6 filim ka saro mareen darajada 50 crore.

Sidoo kale kaliya 2 filim ayaa 100 crore ka saro martay kuwaasoo kala ah Tanhaji iyo Baaghi 3 waxaana filimadaan qaarkood saameyn ku yeeshay caabuqa Corona Virus maadaama ayagoo tiyaatarka saaran Shineemooyinka la xiray.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo liiska 11da filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen 2020ka isku darka dal iyo dibad;

  1. Tanhaji – The Unsung Warrior – 3,54,52 crore.
  2. Baaghi 3 – 1,35,91 crore.
  3. Street Dancer – 90,45 crore.
  4. Malang – 83,42 crore.
  5. Shubh Mangal Zyaada Saavdhan – 83,30 crore.
  6. Love Aaj Kal – 50,04 crore.
  7. Chhapaak – 49,78 crore.
  8. Thappad – 43,78 crore
  9. Bhoot Part One – The Haunted Ship – 40,75 crore.
  10. Jawaani Jaaneman – 39,05 crore
  11. Panga – 34,30 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here