2011dii waa sanad uu Salman Khan wacdaro ka dhigay Box Officeka asigoona sameeyay 2 filim oo Blockbuster noqdeen waana labada filim ee sanadka ugu weynaa.
Sidoo kala sanadkaas wuxuu sanad weyn u ahaa Ibrahim Hashmi iyo SRK si lamid ah Ajay Devgan ee Singham Super Hit u noqday.
Hadaba halkaan kaga bogo liiska 10kii Hit ee ugu weynaa sanadkaas iyo filimkasta darajada uu gaaray.
1-Bodyguard; Blockbuster.
2-Ready; Blockbuster.
3- Singham; Super Hit.
4-The Dirty Picture; Super Hit.
5- Murder 2; Super Hit.
6-Ra One; Hit.
7-Don 2; Hit.
8-Haunted 3d; Hit.
9-Zindagi Na Milegi Dibara; Hit.
10-Yamla Pagla Deewana; Super Hit.