bollywoodka waxaa soo marayn boqolaal aktaro kuwaaso qaarna guuleystayn qaarna ay guul-daro ku dhacday marka aan eegno xiliga aktarka uusoo galaayo bollywoodka ay ku xiran tahay inuu lahaado xirfad jilitaan oo heer sare ah kaaso u suurta-gelin kartaa inuu kasii mid ahaado bollywoodka

iyadoo ay jiraan atariishooyin caan ah xiligii 2000s kuwaaso si weyn loo garanaayo iyagoo xitaa hogaamiye looga dhigi jiray aflaamta

laakiin markii dambe uu fashil weyn ku dhacay kuwaaso ku qasabtay in shaashadaha laga waayo kuwaaso hadda ku dhacay is-badalo weyn oo dhanka muuqaalka ah

haddabe aan eegno qaar ka mid ah atariishooyin 2000s iyo muuqaalkooda maanta

Ameesha Patel (Kaho Naa… Pyaar Hai,)

Preeti Jhangiani ( Mohabbatein)

Gayatri Joshi ( Swedes)

Kim Sharma ( Mohabbatein)

Shamita Shetty ( Mohabbatein)

Sneha Ullal ( Lucky)

Tanushree Datta ( Chocolate iyo Aashiq Banaya Aapne)

Gracy Singh ( Lagaan iyo Munna Bhai)

Bhumika Chawla ( Tera Naam iyo Run)

Antara Mali ( Dhoondte Reh Jaaoge!.)

Celina Jaitly ( Janasheen iyo No Entry )

Koena Mitra

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here