Bollywoodka waxaa soo mareen jilayaan caan noqdeen magacna yeeshteen balse markii guul daradooda badatay calankoodana dhacay shaqo la’aana noqdeen waxay isku bedeleen faqiiryaal.

Markii hore nolol raaxo leh ayaa u hormartay xidigahan balse markii dambe nolol rafaadleh ayee dhexa ka galeen qaarkood sidaas ayee kudhinteen ayagoo nolol silac ah kujiraan halka kuwa kalena ay ka baxeen gadaal dambe.

Liiskan waxaa kujiraan xidigo aad taqaana iyo kuwa hada idiin kugu horeyn doonaan waxaa kamid ah kuwa aad taqaaniin Mithali Sharma, Parveen Babi, Raj Kiran, Acha Sadev iyo kuwa kale oo aflaam badan kasoo muuqdeen.

Kuwa sii caansan liiskan wsdooyinka kuna tuugsan balse nolol silac ah dhaqaalo xuma ah ayee dhexda ka galeen halka kuwa kalena ay jiraan oo jidadka lagu arkay si toos ahna u tuugsadeen. Fadlan muuqaalkan hoose ka daawo oo la isugu keenay dhamaan jilayaashan 12-ka ah:



LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here