Xidigta caanka ah ee Bollywood-ka ka dhex muuqato Anushka Sharma Kohli ayaa u dabaal dageyso 12-sano fanka Hindiya ka tirsan tahay madaama maanta oo kale 12 December 2008 ay kusoo caan baxday filimkii Blockbuster-ka weyn noqday Rab Ne Bana Di Jodi oo ay la sameesay SRK.

Waxaan idiin heynaa xog ku aadan awoodeeda dhanka Boxoffice ayadoo sameesay ilaa haatan 18-filim door dhameestiran ku leeyahay iyo biladaha uu ku guuleestay:

1. Rab Ne Bana De Jodi (2008) wuxuu soo xareeyay 84.68 Crore waa Blockbuster

2. Badmaash Company (2010) wuxuu soo xareeyay 32.87 Crore waa Average

3. Band Baaja Baaraat (2010) wuxuu soo xareeyay 23.16 Crore wa Average

4. Patiala House (2010) wuxuu soo xareeyay 32.81 Crore waa Flop

5. Ladies vs Ricky Bahl (2011) wuxuu soo xareeyay 30.75 Crore waa Average

6. Jab Tak Hai Jaan (2012) wuxuu soo xareeyay 101.59 Crore waa Hit

7. Matru Ki Bijlee Ka Mandola (2013) wuxuu soo xareeyay 38.89 Crore waa Flop

8. PK (2014) wuxuu soo xareeyay 337.72 Crore waa All Time Blockbuster

9. NH10 (2015) wuxuu soo xareeyay 31.53 Crore waa Semi Hit

10. Bombay Velvet (2015) wuxuu soo xareeyay 22.80 Crore waa Disaster

11. Dil Dhadakne Do (2015) wuxuu soo xareeyay 75.05 Crore waa Below Average

12. Sultan (2016) wuxuu soo xareeyay 300.67 Crore waa Blockbuster

13. Ae Dil Hai Mushkil (2016) wuxuu soo xareeyay 106.48 Crore waa Hit

14. Phillauri (2017) wuxuu soo xareeyay 25.02 Crore waa Flop

15. Jab Harry Met Sejal (2017) wuxuu soo xareeyay 62 Crore waa Flop

16. Pari (2018) wuxuu soo xareeyay 27.57 Crore waa Below Average

17. Sui Dhaaga – Made In India (2018) wuxuu soo xareeyay 76.10 Crore waa Semi Hit

18. Zero (2018) wuxuu soo xareeyay 88.74 Crore waa Flop

Kala saarida Anushka Sharma filimada ay sameesay mid walbo natiijada ay gaareen markii tiyaatarka la saaray:

All Time Blockbuster – 1

Blockbuster – 2

Super Hit – 0

Hit – 2

Semi Hit – 2

Average – 3

Below Average – 2

Flop – 5

Disaster – 1

Sida xogta ku xusan Anushka waxay sameesay 18-filim door dhameestiran ku leedahay waxaana HIT dhameestiran u noqdeen 5-filim taasi oo ka dhigan in 27.77% filimadeeda HIT noqdeen.

Sidoo kale Anushka waxaa u guuleesteen 10-filim taasi oo ka dhigan 55.55% filimadeeda guuleesteen, halka Anushka ay ka guul dareesteen 8-filim taasi oo ka dhigan in 44.44% filimadeeda guul dareesteen.

Anushka Sharma & Biladaha Ugu Muhiimsan Ee Ku Guuleesatay:

Filimfare Awards Best Supporting Role Actress (2013) – Jab Tak Hai Jaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here