Filimada markii tiyaatarka la saaro waxa ugu muhiimsan ee la fiiriyo waa lacagaha uu Box Officeka kasoo xareeyo balse filimka weyninkiisa waxaa lagu qiimeeyaa tirada dadka tikidka u goosteen.

Filim 5 Million tikid u jaratay haduu lacag ahaan ka badnaado mid 10 Million tikid u goosatay lama mid ahan inuu kaweyn yahay filimkaan.

Tusaale filimka lacagaha ugu badan soo xareeyay filimada Comeydga waa Housefull 4 balse filim ahaan waxaa kaweyn Golmaal waxaana u sabab ah in Golmaal tirada tikidka u goosatay ay kabadantahay inta tikid u goosatay Housefull 4.

Hadaba waxaan halkaan idiinkuugu soo bandhigi doonaa 12da filim dadka ugu badan tikidka u goosteen 25tii sano ugu dambeysay iyo filim walba inta qof ee tikid u jaratay.

12-3 Idiot;

Waxaa la daawaday 2009kii waxaana tikid u goosatay 31,785,000 oo qof asigoona noqday All Time Blockbuster.

11-Sultan;
Waxaa la daawaday 2016dii waxaana tikid u goosatay 32,085,000 oo qof wuxuuna noqday Blockbuster.

10-PK;

Waxaa la daawaday 2014tii waxaana tikid u goosatay 35,061,000 oo qof wuxuuna noqday All time Blocbuster.

9-Bajrangi Bhaijaan;

Waxaa la daawaday 2015tii waxaana tikid u goosatay 35,417,000 oo qof asigoona noqday All Time Blockbuster.

La soco qeybta 2aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here