Bollywoodka waxaa kujiraan atiriishooyin badanoo shidan kuwaaso wali aan guursanin inkastoo kuwa guursadeen qaarkood xitaa aan loo dhowaan karin soo jiidashadooda.

Aishwary Rai, Priyanka Chopra iyo Deepika Padukone waa atiriishooyin xaas ah hadana soo jiidasho weyn leh quruxdoodana marnaba isma dhimin bal ee weyba siyaaday sido kale Kareena Kapoor iyada wey soo afareysa kama marna liiska atiriishooyinka xaaska ah ee soo jiidashada badan waqtigaan.

Balse waxaan maqaalkan kusoo bandhigeena 13-ka atiriisho ee wali aan la guursan balse wiilashii doobka ahaayen maskaxda ka qabsadeen waa kuwa aad ushidan maalin walbana laga raadiyo Google-ka.

Bal hoos kaga bogo sawirada atiriishooyinkan soo jiidashada badan waliba wey kala horeyaan adiga mida u aragto inee ugu ugu shidantahay inoo sheeg:

Shraddha Kapoor:

Sushmita Sen:

Katrina Kaif:

Kangana Ranaut:

Jacqueline Fernandez:

Alia Bhatt:

Esha Gupta:

Yami Gautam:

Sonakshi Sinha:

Parineeti Chopra:

Neha Sharma:

Ameesha Patel

Tabu

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here