14 Jilaa Bollywood-ka Ka Tirsan Oo Filimada Atooro Labaad Ku Jilo Iyo Lacagaha Lagu Siiyo Halka Filim Qeybta 2-aad (+Sawiro)

Hordhac: Marka laga soo tago atooraha filimka hogaamiyaha ka yahay waxaa jiro jilaayaal kale oo filimka door weyn ku leh waxaana si qaas ah ugu hadlaynay jilaaga caawinaayo hogaamiyaha filimka Supporting Actors.

Waana wax soo jireen ah in marka laga soo tago hogaamiyaasha filimka inn uu filimka door weyn ku leeyahay jilaa kale oo mar walbo indhaha lahu heyn doono siduu ula fal galay hogaamiyaha filimka.

Haddaba maanta waxaa idin heynaa warbaxin xiiso leh oo ka hadlaayo jilaayaasha filimka caawiye ku matalaan halka filim lacagaha lagu siiyo waxaana soo qaadan doona qaar ka mid jilaaayaashaas bollywoodka fadlan hoos kaga bogo maqaalkeena qeybtiisa 2-aad.

Javed Jaffrey – 50 Lakhs

Bildresultat för Javed Jaffrey

Mukesh Tiwari – 50 Lakhs

Bildresultat för Mukesh Tiwari

Neil Nitin Mukesh – 2 crore 

Bildresultat för Neil Nitin Mukesh 

Sanjai Mishra – 50 Lakhs

Relaterad bild

Saqib Saleem – 1.5 crore

Bildresultat för Saqib Saleem

Tabu – 2.5 crore 

Bildresultat för Tabu 

Tusshar Kapoor – 2 crore

Bildresultat för Tusshar Kapoor 

Dhamaad

Hadaa Maqaalkaan Qeybtiisa Koowaad Riix Halkaan 

 

 

 

2 Comments

  1. Tussher Kapoor xilligu fanka soo galay aad baan u xusuusta, atoore dhammaystiran oo qaabjilin wacan buu ahaa wax helay garan maayo muddo ka dib uun baan arkay wiilkii oo laga guuray.

Comments are closed.