Home » . » 14 Jilaa Bollywood-ka Tirsan Oo Filimada Atoore Labaad Ku Jilo Iyo Lacagaha Lagu Siiyo Halka Filim (+Sawiro)

14 Jilaa Bollywood-ka Tirsan Oo Filimada Atoore Labaad Ku Jilo Iyo Lacagaha Lagu Siiyo Halka Filim (+Sawiro)

Marka laga soo tago atooraha filimka hogaamiyaha ka yahay waxaa jiro jilaayaal kale oo filimka door weyn ku leh waxaana si qaas ah ugu hadlaynay jilaaga caawinaayo hogaamiyaha filimka Supporting Actors.

Waana wax soo jireen ah in marka laga soo tago hogaamiyaasha filimka inn uu filimka door weyn ku leeyahay jilaa kale oo mar walbo indhaha lahu heyn doono siduu ula fal galay hogaamiyaha filimka.

Haddaba maanta waxaa idin heynaa warbaxin xiiso leh oo ka hadlaayo jilaayaasha filimka caawiye ku matalaan halka filim lacagaha lagu siiyo waxaana soo qaadan doona qaar ka mid jilaaayaashaas bollywoodka fadlan hoos kaga bogo.

Arshad Warsi – 3.5 crore

Anil Kapoor – 8 crore asigoo ku qaatay filimka Race 3 

Bildresultat för anil kapoor

Riteish Deshmukh – 4 crore

Bildresultat för riteish

Shreyas Talpade – 2 crore

Bildresultat för Shreyas Talpade

Bobby Deol – 8 crore asigoo ku qaatay Race 3 

Bildresultat för Bobby Deol 

Vivek Oberoi – 4 crore

Bildresultat för Vivek Oberoi 

Kunal Khemmu – 2 crore

Bildresultat för Kunal Khemmu

 

Lasoco \qeybta 2-aad 14 Jilaa Bollywood-ka Tirsan Oo Filimada Atoore Labaad Ku Jilo Iyo Lacagaha Lagu Siiyo Halka Filim

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *