14ka filim ee sanadkaan ugu bilaabashada wanaagsan iyo filimka Bala kaalinta uu kasoo galay.

0
1057

Waxaa maanta tiyaatarada India la warweegay filimka Bala oo uu hogaamiye ka yahay jilaaga laga daba dhacay waayadaan filimaanta uu keeno fariintooda ee Ayushmann Khurrana.

Hadaba filimka Bala ayaa maanta ku furmay 25% ilaa iyo 30% sida ay soo daabacday shabakada India waxaana ka bilaabasho wanaagsan filimka Dream Girl ee uu bishii hore keenay isla jilaagaan Ayushmann Khurrana.

Filimka Bala ayaa kaalinta 14aad soo galay filimada ugu bilaabasho wanaagsan sanadkaan hadaba halkaan hoose kaga bogo 14ka filim ee ugu bilaabashada wanaagsan sanadkaan iyo sidey u kala horeeyaan;

1. War – 70% 

2. Bharat – 60%

3. Saaho (Hindi) – 55%

4. Mission Mangal – 52.5%

5. Kabir Singh – 42.5%

6. Housefull – 35%

7. Gully Boy – 32.5%

8. Kalank – 30%

9. Total Dhamaal – 30%

10. Batla House – 30%

11. Dream Girl – 30%

12. Kesari – 27.5%

13. Student Of The Year 2 – 27.5% 

14. Bala – 27.5%

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here