Home » Wararka Maanta » 15 Jeer Oo Deepika Ay Airport Ka Dhigtay Mid Si Weyn U Soo Jiidatay Dadka

15 Jeer Oo Deepika Ay Airport Ka Dhigtay Mid Si Weyn U Soo Jiidatay Dadka

Deepika Padukone Waa Mid Ka Mid Ah Hablaha Ugu Quruxda Badan Qaarada Asia Iyadoo Xilli Walba Ka Dhigtay Sawir Qaadayaasga Kuwa Aan Helin Nasiino

Iyadoo Jooga Meel Walba Ay Saanta Dhigto Atariishada Waxaana Ugu Sii Daran Xilliyada Ay Airport Ka Dhoofayso Ama Ay Kasoo Dageeso Hadda Deepika Waxaa Si Weyn Looga Xamanaaya Arrimaheeda Arooska

Kaasoo ah In Iyada Iyo Aktarka Lagu Magacaabo Ranveer Singh Taaso La Rajeenayo Inuu Mar Dhow Dhaco Kaaso La Qorsheenaya Inuu Ka Dhici Doona Dalka Italy

Fadlan Hoos Kaga Bogo Sawirada Atariishadan