Home » . » 15-Jilaa Bollywood-ka Ka Tirsan Oo Filimada Kusoo Caan Baxeen Sheeko Ahaan laga Soo Min Guuriyay Filimo Kale (+Sawiro)

15-Jilaa Bollywood-ka Ka Tirsan Oo Filimada Kusoo Caan Baxeen Sheeko Ahaan laga Soo Min Guuriyay Filimo Kale (+Sawiro)

Jilaayaasha bollywood-ka kusoo biiro waliba kuwa caanka waa kuwa mar walbo la hadal heeyo filimkooda koowaad ee bollywood-ka ugu soo biirayaan.

Ka Dib Ishaan Khatter iyo Jhanvi Kapoor oo filimkooda koowaad sheeko ahaan laga soo min guurin doona filimka Blockbuster-ka noqday Marathiga ah ee Sairat.

Sidaa daraadeed Waxaa idin heynaa 15 jilaa bollywood-ka ka tirsan oo filimada kusoo caan baxeen sheeko ahaan laga soo min guuriyay filim kale.

Fadlan hoos kaga bogo sawirada jilaayaasha filimada kusoo caan baxeen iyo sheeko ahaan filimka laga soo min guuriyay.

  1. Tushar Kapoor – Mujhe Kuchh Kehna Hai – (Telugu Film Tholi Prema)

Related image

2. Shilpa Shetty – Baazigar – (British-American Film Kiss Before Dying)

Image result for Shilpa Shetty - Baazigar (Kiss Before Dying)

3. Rimi Sen – Hungama – (Malayalam Film Poochakkoru Mookkuthi)

Image result for Rimi Sen – Hungama (adaptation of Priyadarshan’s own Malayalam movie Poochakkoru Mookkuthi

4. Asin – Ghajini – (Tamil Film Ghajini)

Image result for Asin - Ghajini

5. Athiya Shetty – Hero – (Hindi Film Hero)

Image result for Athiya Shetty - Hero (Remake of 1983 movie Hero)

6. Bhoomika Chawla – Tere Naam (Tamil film Sethu)

Image result for Bhoomika Chawla - Tere Naam (Tamil film Sethu)

7. Bipasha Basu – Ajnabee (America Film Consenting Adults)

Image result for Bipasha Basu - Ajnabee (Consenting Adults)

Lasoco Qeybta Labaad Maqaalkaan Xiisaha Leh…..

 

 

One Response to 15-Jilaa Bollywood-ka Ka Tirsan Oo Filimada Kusoo Caan Baxeen Sheeko Ahaan laga Soo Min Guuriyay Filimo Kale (+Sawiro)

  1. Pingback: 15-Jilaa Bollywood-ka Ka Tirsan Oo Filimada Kusoo Caan Baxeen Sheeko Ahaan laga Soo Min Guuriyay Filimo Kale Qeybta 2-aad (+Sawiro) | Filimside.net