Home » Nolosha Jilaayaasha » 15-jilaa oo musal salada caan ku ah iyo mid walbo jilaaga Bollywood-ka uu ka taageero qaybta 3-aad (+sawiro)

15-jilaa oo musal salada caan ku ah iyo mid walbo jilaaga Bollywood-ka uu ka taageero qaybta 3-aad (+sawiro)

Kusoo dhawaada qaybta labaad maqaalka aan kaga hadleenay 15-jilaa oo sameynta musal salada caan ku ah iyo jilaayaasha Bollywood-ka ay ugu jecel yihiin inay filim la sameeyeen ama waqti la qaataan taageero weyna ay u yihiin:

Akshay Mhatre: Jilaagan musal salada ku wacan wuxuu taageero weyn u yahay kana helaa atirishada caanka ah Katrina Kaif.

Aamir Dalvi: Wiilkan TV-yada laga jecel yahay isagana wuxuu sheegay in Kajol Devgn uu taageero weyn u yahay kuna riyoodo la shaqeynteeda.

Niti Taylor: Quruxleydan musal salada lagu yaqaan iyadana siweyn waxay taageero ugu tahay Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan.

Devoleena Bhattacharjee xidigtan musal salada lagu yaqaan iyadana waxay aad u jeceshahay taageero weyna u tahay Ranveer Singh.

Lopamudra Raut: xidigtaan kala kacsan ee TV-yada dadka kusoo jiidato iyadana waxaa soo jiito oo ay taageero weyn u tahay Salman Khan.

Dhamaad,

Waad Ku Mahad Santahay Aqriskaaga.

Hadii aadan aqrisanin qaybtii 1-aad maqaalkan fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan aqrisanin qaybtii 2-aad maqaalkan fadlan RIIX HALKAAN

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *