Home » Arimaha Bulshada » 15 Xidig Oo Haddiisan ahaan Laheyn Xirfadooda Wwe Maxay Ka Shaqeen Lahaayeen (Qaybta 1aad) + Sawiro

15 Xidig Oo Haddiisan ahaan Laheyn Xirfadooda Wwe Maxay Ka Shaqeen Lahaayeen (Qaybta 1aad) + Sawiro


Xidigaha Wwe waa kuwa Ka Mid Ah Kuwa dunida ugu caansan sidoo kalena heestaan dhaqaale ku filan awood balaarana Ku Leh shirkada  Wwe .Waxaa jiraan 15 Xidig caanka ah maqaam sarena ka gaareen xirfadooda Musaaracad .Waxaa Maanta Idin Haynaa 15 Xidig Wwe Hadiisan Ahaan Laheyn Kuwa Ciyaara Wwe Maxay Ku Habboon Lahaan  Lahyd Inay Noqdan Iyadoo Laga Tusaale Qaadanayo Dabeecadooda Iyo Xirfadooda.

1.cesaro >   Wakiil

2.Sheamus >   Timo-Jare

3.chris Jericho >  Heesaa

4.The Miz >   Model

5.The Rock >  Macalin Jiim

6.Triple H >   Maamule School

7.Aj Styles  >   Duuliye

8.Brock Lesnar >  Mafia

10.Finn Balor >  Raga Make Upka

11.John Cena >  Qareen

12.Dean Ambrose >  majaajiliiste

13.Kane>   Siyaasi

14.Seth Rollins>  Xidig ciyaara Base Ball

15.Shane Mcmahon >  Macalin