15ka filim ee sanadkaan lacagaha ugu badan soo xareeyay iyo filimka Good Newwz kaalinta uu ka galay.

0
1277

Filimka Good Newwz ayaa maalintii shalay keenay 17.50 crore asigoona kaalinta 11aad kasoo galay filimada ugu bilaabashada wanaagsan sanadkaan.

Filimka WAR ayaa heysto rikoorka maalinta koowaad asigoona filimkaan ka talaabay 50 crore waxaana kaalinta labaad fadhiyo filimka Bharat oo asna ka talaabay 40 crore halka filimka Mission Mangal uu kaalinta 3aad fadhiyo wuxuuna ka talaabay 28 crore.

Hase yeeshee dhamaan filimadaan waxaa la daawaday maalmo fasax qaran ay jiraan waxaana xusid mudan in sanadkaan 15 filim ay ka talaabeen isla markaasna maalintooda koowaad keeneen 11 crore kabadan waana rikoor sanadkaan u gaar ah maadaama horay aysan u dhicin in 15 filim hal sano gudaheeda maalintooda koowaad 11 crore iyo wax kabadan keenaan.

Filimada Mission Mangal iyo Kesari oo uu hogaamiye kayahay Akshey Kumar ayaa ka bilaabasho wanaagsan filimada Housefull 4 iyo Good Newwz waxaana ugu wacan in filimadaas la daawaday xili fasax ah ayadoo H4 uu kusoo aaday Pre-Diwlai halka Good Newwz asna maalin shaqo la daawaday.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo 15ka filim ee sanadkaan ugu bilaabashada wanaagsan iyo midkasta lacagaha uu keenay.

1. War (Hindi) – 50,61 crore (National holiday)

2. Bharat – 41,62 crore (National holiday)

3. Mission Mangal – 28,45 crore (National holiday)

4. Saaho (Hindi) – 25,82 crore (Limited South release)

5. Dabangg 3 (Hindi) – 22,50 crore (Hit badly by law And order problem across the country)

6. Kesari – 20,40 crore (Part holiday)

7. Kabir Singh – 20,22 crore

8. Gully Boy – 19,26 crore (Valentines Day, similar to a holiday)

9. Kalank – 18,45 crore (Holiday)

10. Housefull 4 – 17,53 crore (Pre diwali release)

11. Good Newwz – 17,50 crore qiyaas.

12. Total Dhamaal – 15,91 crore

13. Batla House – 14,81 crore (National holiday)

14. Super 30 – 11,77 crore

15. Student Of The Year – 11,21 crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here