15ka filim ee Tamil lacagaha ugu badan kasoo xareeyay iyo filimka Bigil halka uu kaga jiro.

0
1611

Shabakada BOI ayaa soo bandhigtay liiska 15ka filim ee lacagaha ugu badan kasoo xareeyeen Tamil Nadu waxaana haatan hogaanka u haayo filimka Bigil inkastoo uu kaalinta koowaad ku jiro filimka Bahabuli 2 oo Telagu ah hadana filimada Tamilka markii la fiiriyo Bigil ayaa kaalinta koowaad ku jiro.

Halkaan hoose kaga bogo liiska 15ka filim tamil lacagaha ugu badan kasoo xareeyeen.

1. Bahubali – The Conclusion – 158.46 crore (2017)

2. Bigil – 135.25 (2019) (Wali tiyaatarka ayuu saaranyahay)

3. Viswasam – 131.85 crore (2019) 

4. 2.0 – 128.85 crore (2018)

5. Sarkar – 123.72 crore (2018)

6. Mersal – 123.19 crore (2017)

7. Petta – 116.05 crore (2019) 

8. Endhiran – 101.59 crore (2010)

9. I – 79.28 crore (2015)

10. Kabali – 76.07 crore (2016)

11. Vedalam – 75.25 crore (2015))

12. Theri – 73.98 crore (2016)

13. Sivaji – 70.30 crore (2007)

14. Thupakki – 69.83 crore (2102)

15. Kaththi – 69.18 crore. (2014)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here