15ka filim lacagaha ugu badan kasoo xareeyeen Mumbai iyo filimada Housefull 4 iyo War halka ay ka kala galeen.

0
1852

Magaalada Mumbai waa magaalada ugu weyn India ganacsi ahaana waa magaalada ugu fiican waxaana hubaal ah hadii reer Mumbai ka helaan filimkaada in ganacsi ahaan guuleysan doono.

Hadaba kadib markii filimada Housefull 4 iyo War dhawaan tiyaatarada la saaray waxaa isbadal ku yimid kala sareynta filimada lacagaha ugu badan kasoo xareeyeen waxaana halkaan idiin kuugu soo qaadan doonaa 15ka filim ee magaaladaas ganacsiga ugu badan ka sameeyay.

Waxaa xusid mudan in filimka Golmaal Again ee la saaray Diwali 2017dii uu magaaladaas waxbadan ka lacag badanyahay filimka Housefull 4 waliba wuxuu dheeryahay 8 crore balse gobolada kale oo dhan waxaa lacag badan filimka Housefull 4.

Halkaan hoose kaga bogo 15ka filim lacagaha ugu badan kasoo xareeyeen magaaladaan;


1. Bahubali : The Conclusion – 186.51 crore.

2. Dangal – 104.26 crore.

3. PK – 104.21 crore.

4. Tiger Zinda Hai – 103.40 crore.

5. Sanju – 101.86 crore.

6. Bajrangi Bhaijaan – 90.77 crore.

7. Simmba – 89.33 crore

8. Kabir Singh – 87.21 crore.

9. Golmaal Again – 87.08 crore

10. Sultan – 86.30 crore

11. Uri – The Surgical Strike – 84.11 crore

12. Housefull 4 – 79.25 qiyaas.

13. 3 Idiots – 79.19 crore

14. Padmaavat – 78.86 crore.

15. War – 77.42 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here