
Maanta oo kale 16-sano ka hor waxaa soo baxay filimka Bardaasht ee Bobby Deol hogaamiye ka yahay sidoo kalena baadi goobayo walaalkiis Retiesh Deshmukh waana filim qiiro badnaa sidoo kalena heeso hirgaleen ximbaarsanaa.
Haddaba filimka Bardaasht oo noqday mashruuc ganacsi ahaan bur buray xogtiisa ama macluumaadkiisa oo dhameestiran fadlan hoos kaga bogo anagoo kasoo xiganay xogta filimkan shabakada BOI:
Jilaayaasha filimkan: Bobby Deol, Lara Dutta, Retiesh Deshmukh, Rahul Dev
Director: E. Niwas
Waqtiga la daawaday: 23 April 2004
Tirada tiyaatarada la saaray: 280 tiyaatar
Maalinta kowaad ganacsigiisa: 53 Lakh
Sedexda maalmood ugu horeyso: 1.45 Crore
Todobaadkiisa kowaad: 2.17 Crore
cimri ahaantiisa: 2.96 Crore
Lacagaha lagu qarash gareeyay: 8 Crore
Saamiga laga helay: 1.19 Crore
Tirada tikit u goosatay: 1-milyan & 195,000 oo qofood.
Lacagihiisa sicirka maanta lagu jaan gooyay: 12 Crore
Natiijadiisa rasmiga ah: Disaster
Qiimeynta sheekada: 6/10 IMDb Rating